Tusaale Dheeraad ah3
“
Cagaweynow afkaa banaan wax haw mucaaradine wax u meel-day Waxaan odhan karaa waa dimoqraadiyad ay Somaliland gaadhay inay dadweynuhu si madax banaan ra’yigooda u soo jeediyaan, iyaga oo ku soo bandhigaya saxaafadda xorta ah ee dalka ka jirta.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
H · HA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
