Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Gargaar; kaalmo; taageero; waxtar.
Sidoo kalena xubno Dareeme ayaa dagaal gaadmo ah ku qaaday dhaawacii xubno Kalkaal oo cisbitaal lagu dhayayo.
“Haddaba ina kiciya,” ayuu yiri caaqilkii xubnaha Kalkaal, “aynnu la soo tashanno habar-dugaag sidii aan isaga dhicin laheyn cadawgeenna soo jireenka ah.”
Ila daawada jabka iyo halaagga gaaro reer Kalkaal.”
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
K · KA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag