Tusaale Dheeraad ah3
β
Isagoo intaa ku daray in aanu jirin wax haatan ku kelifaya maraykanka weerar kedis ah oo ku qaado ciraaq.
ββ
Waxa kale oo an rumaysanahay in raga la leeyahay waxa ay doorteen Guddoomiyaha iyo kuxxigeenskiisa aan u arkayo rag iska tegey meesha oo si kedis ah ula kulmay, iyo kuwa dhaabarka laga taabtay, sidaasina maaha si xaq ah oo wax lagu dooran karo.
ββ
Gudoomiyihii Gudida diwaan gelinta Somaliland oo galabta si kedis ah u geeriyooday iyo saamaynta doorashada Madaxtooyada Somaliland.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
K Β· KE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
