1
Ceel yar.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Maamulka Puntland ayaa ilaa iyo iminka wax hadal ah ka bixin la wareegida degmada Laas Qaray ee gobolka Sanaag, iyadoo ay ka gaabsadeen in ay wax war ah ka soo saaraan.
”“
Isaga oo markii Laas-caanood galay ee shilkii qabsaday, si deg dega uga soo baxay taasoo laga yaabay kusii orodkiisii iyo kasoo orodkiisa.
”“
Laba-daraale, Garaad Saleebaan, waxa saaran culays kaga yimi beeshiisa, iyada oo magaalada Laas-caanood gudaheeda laga dareemayo mucaaradad Garaadka ku dhalliilsan mawqifkiisa Somaliland.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-sas, m.l/-syo, m.dh
Xarafka
L · LA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
