Tusaale Dheeraad ah3
β
Darawalnimadu waxay noqon kartaa shaqo, taas oo ah in qofka dirawalka ahi maamulo baabuur isagu iska lahayn; sidoo kale waxa dhacda in qofku darawal ka noqdo baabuur uu isagu leeyahay.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-ushay, -ulatay
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
