Skip to main content
SABAAD

marin1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Jid; waddo.

2

Gar; sharci.

Tusaale Dheeraad ah3

Haddii ay gawaan-raac, marin-habaabin ama buun-buunin ka dareemaan, waxaa u caado ah, in ay buruud-shiilaan, oo ay dhaliilihiisa duur-xul ugu sheegaan.

Arimaha aan sheegayo lama ogola in laga hadlo oo waxey taabaneysaa runta, Somaaliyana been badan ayaa ku tagtay, waxaana marin habaabiyay “siyaasiyiintooda” iyo “aqoonyahaannadooda” qaarkood.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
marin - sawirka la wadaagga

La Wadaag