U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dibad

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DI5 xar
1

Meel bannaan ama awdnayn.

2

Dal shisheeye.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynaha ayaa ah mid dibad wareeg ah isaga oo inta badan safaro dibada ah ugu maqan dalalka deeqaha bixiya taasoo mar walba safarkiisa uu ku weheliyo wasiirka maaliyada Shriif Xasan.

”
“

Dibad baxan oo ahaa mid rabshado wato ayaa waxaa uu sababay in dhamaan ay xirmaan goobaha ganacsiga iyo isu socodka dadka iyo gaadiidka gudaha magaalada B/weyne walow markii dambe ay xoogaga maxkamadaha rasaas ku kala eryeen dad badana soo xir xireen.

”
“

Boqolaal dadweyne aad u careysan ayaa dibad baxyo ka dhigaya Xaafadaha magaalada, kuwaasoo ka cabanaya xaaladaha adag ee dhinaca nolosha ah ee ka taagan Magaalada Muqdisho.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

fk

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dibad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan