Tusaale Dheeraad ah3
β
Marka oo lagu toogtay laba qof Ururka Al-shabaab ayaa Magaalada Marko ee xarunta Sh/hoose ku toogtay laba wiil oo dhalinyaro ah, kuwaasoo lagu eedeeyay inay basaasiin u ahaayeen DF, iyadoo maxkamad ku taala degmadaas ay xukunka riday.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (3) (f.mg3)
Isrogrog
-kaday, -katay
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
