Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Xiddigo qaboobey oo dhulal noqday oo qorraxda la socda oo ku wareega oo iftiinka ka qaata midkood; meereyaashu (sayaariin) waa sagaal. Dusaa, (cuddaar), Waxaraxir ama Xiddigta Waabberi (sahra), Dhulkeenna, Farraarre (mariikh), Cirjeex ama Cirjiir (mushtar), Raage (saxal), Uraano, Netuun, Buluto.
Labada meere ee ugu xajmiga wayn bahda midaysay qoraxdu, Cirjeex Schneider, Jean (16 January 2013).
" Meere Dhagaxley ee ka samaysan bir iyo macdano "
Marka la tixraaco Midowga Caalamiga ee Cilmi Fallaga (International Astronomical Union) oo loo soo gaabiyo (IAU) waxa jira 8 meere iyo 5 duni yar oo la aqoonsan yahay ee Bahda Qoraxdu Midaysay.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
-rayaal, m.l/dh
M · ME
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag