Tusaale Dheeraad ah3
β
Meeraha la yidhaahdo Mars ama Mariikh, waxa weeye meeraha afraad marka laga soo tiriyo dhinaca qoraxda, isla markaana waa waxa uu ku xigaa meeraha dhulka oo dhinaca qoraxda ka xiga, wuxuuna meeraha Mars leeyahay muuqaal casaan.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
c.fal.
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
