Tusaale Dheeraad ah3
β
Xagga is-qabqabsiga horta waxaan kuu sheegyaa xisbiyadu waa meel ay rag qoodh ahi iskugu yimaadeen, shirkado ma aha baayac mushtar ah oo lacag laga macaasho, raga yimid oo dhan waa rag uu damac hayo oo kursi doon ah.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-ryo, m.dh
Xarafka
M Β· MU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
