Tusaale Dheeraad ah3
“
Alle How naxariistee Mujaahid Cali Xuseen wuxuu door aad u balaadhan ka ciyaaray xorayntii Somaliland, markii waddanka lagu soo noqday wuxuu ahaa Gudoomiyihii Gudidii Dagaal gelinta ee SNMta ee waddanka inoo xoraysay.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-dyo/-diin, m.dh
Xarafka
M · MU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
