Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fushado.
Meel dhir lahayd oo la baneeyo si beer looga dhigto. qafaal2
Cadde Muuse Xirisi oo Maanta hadal kulu kasoo saaray Markab u raran Ganacsato Reer Puntuland ah oo Qafaal loogu heysto Xeebaha Soomaliya.
Qafaal askareed ayaa markii ugu horeysay Soomaliya laga hirgeliyay.
Warkii la sii daayay waxauu kalifay in Agasime Jeekeey muddo 5 casho ah qafaal loo haysto waliba jirdil loogu daro.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
Q · QA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag