U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dano

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA4 xar
1

Dani.

2

In yar oo caano dhanaan ah oo gundhig looga dhigo caano la rabo in ay dhaqso u gorooraan.

3

In yar oo caano ah oo laga shubo caano la lulayo oo la siiyo qof la rumaysanyahay in uu u sancanyahay oo ay haantu subag badan dhalayso.

4

Biyo yar oo lagu daro caano la lulayo marka ay firfiraan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qof diidey mgaciisa in la sheego ayaa warsidaha u sheegey in dadka Puntland ka ambabaxey u badnaayeen kuwo dano ka lahaa Muqdisho iyo kuwo eexeysanayay khidmadaha la siinayo ergada shirka ka soo qab galeysa.

”
“

Hadalka Mas’uulkan ayaa imaanaya iyadoo dhawaan Mas’uulka sare oo ka tirsan Ahlusunna uu sheegay in shirka lagu qabanayo Caabduwaaq uu yahay mid dano gaar ah laga leeyahay, iyaguna aysan ka qaybgalayn.

”
“

"Garoomada ku yaala Bay iyo Bakool waxaa kasoo daga diyaarado iyo dad shisheeye ah, garoonka Muqdisho iyo kuwa Gobolada dhexena wuu diiday Abu-Mansor inay shaqeeyaan, taasi waxay noola muuqataa mid dano gaar ah laga leeyahay" ayuu yiri Axmed Diiriye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dano - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan