Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Guuriitaan meel si degdeg ah looga cararo cabsi awgeed.
"Dadkii ku noolaa Baladweyne waa qaxeen 80%, waxaana magaalada ku haray dad yar oo awoodi waayay inay qaxaan, waana qaxii ugu xumaa ee Magaalada muddo 10-sano ka badan" ayay tiri haweeney duleedka Magaalada Qax ugu socotay.
Odaygii baa yiri: Dunida waxaanan qarax iyo qax ahayn ku soo kordhin maayaan.
Qoyska uu madfacu ku dhacay ayaa dhawaan kasoo laabtay dalka Kenya, halkaasoo ay qax ahaan ku joogeen labadii sano ee ugu dambeysay, iyadoo qoysas dhowr ah oo dib ugu soo laabtay guryahooda ay saakay bilaabeen inay dib u barokacaan.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
Q · QA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag