Tusaale Dheeraad ah3
β
Gaadiidka lasoo bandhigay aya isugu jiray labo ka mid ah Gaadiidka dagaalka oo qoryo ay ku rakiban yihiin, iyo Afar baabuur kale oo kuwa Ciidamada xambaara ah ayna sarnaayeen raashin iyo saanad isugu jiray Hub iyo qalab kale.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.dh
Xarafka
S Β· SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
