Tusaale Dheeraad ah3
β
Markaa ma waxay ku talogaleen in sidii uu doono shaqeeyaa, weliba sida calan-walaha, siidhi-walaha iyo inta miiska juuriga metelaysay wasaaradda ciyaaraha.
ββ
In yar kadib ayuu macalinku siidhi ugu dhuftay, si dhego fudud ayay saf gacani u dhaxayso isku daba joogsadeen, kadibna dhaqdhaqaaq iyo ciyaarsiis gaado ka ciyaar ah oo aad u qurux badan, marka la eego muddaday ku jireen.
ββ
Siidhi walayaasha ciyaarta doorashooyinka Shankaroonland, ayaa si habsami ah u sheegay bil amaara, ayaanta ay bilaabmayso, ciyaarta ragga waaweyn.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-iyaal, m.l/dh
Xarafka
S Β· SI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
