U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saf1

Magac Lab
Naxwe-faf, m.l
Xaraf SSubg SA3 xar
1

Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guud ahaan waa wax lagu farxo in la arko aqoonyahanadii Soomaaliyeed oo saf dheer u soo gelaya ka mid noqoshada xildhibaanada kuna dhaaranaya inay ummadooda si daacad ah ugu adeegaan.

”
“

Dhanka kale boqolaal Ciraaqiyiin ah ayaa saf dheer u galay in laga qabto araaji ay uga mid noqonayaan ciidanka militariga ee Ciraaq ee Cusub, maalintii ugu horeysey ee la furay arji qabashada.

”
“

In yar kadib ayuu macalinku siidhi ugu dhuftay, si dhego fudud ayay saf gacani u dhaxayso isku daba joogsadeen, kadibna dhaqdhaqaaq iyo ciyaarsiis gaado ka ciyaar ah oo aad u qurux badan, marka la eego muddaday ku jireen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-faf, m.l

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan