Skip to main content
SABAAD

soon1

Magac Lab
Xaraf SSubg SO4 xar

Tusaale Dheeraad ah3

Afuridda casumaadda darteed: Wuu afuri karaa hadduu sooman yahay Soon Sunna ah, gaar ahaan hadduu kaa codsado qofka casumaadda dhiganaya sida ku soo aroortay Xaddiiskan: ((إذا دعي أحدكم إلى طعام فليُجب، فإن شاء طعم، وإن شاء ترك )) مسلم وأحمد والطحاوي.

Soon iyo Soon-fur, wixii ay ahaan jireen weli waynu la’nahay magacyadoodii.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
soon - sawirka la wadaagga

La Wadaag