U gudub nuxurka bogga
SABAAD

soonfur

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SO7 xar
1

Bilaha dayaxa oo soomaalidu tirsato tooda tobnaad ee u dhexeysa soonqaad iyo sidataal.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Mas'uliyiinta maamulka gacanta ku haya Kismaayo ayaa ka gaabsaday inay wax hadal ah ka bixiyaan xirtaanka masjidkan weyn iyo diidida ay maanta diideen in la tukado salaada ciida Soonfur.

”
β€œ

Madaxweynaha xukuumada goonida isku taagtay ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa maxaabiistaan cafis u fidiyay ciidii soonfur, iyadoo maxaabiista qaarkood oo warbaahinta la hadlay ay sheegeen inay ku faraxsan yihiin cafiska.

”
β€œ

Dhanka kale Magaalada Nairobi oo ah xarunta dalka ayaa maanta waxaa si weyn oo wadajir ah ay dadka Muslimiinta ah uggu dabaal dageen Ciida Soonfur, taas oo ay dadka dhamaantood aad uggu riyaaqeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S Β· SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
soonfur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan