1
Walaal ahaan.
Tusaale Dheeraad ah3
β
"Dilalkii labadan mas'uul waxay ahaayeen kuwo xaq-daro ah oo laga naxo, waxaana u soo jeedinayaa kuwa dilalkaas geysanaya inay ku fikiraan walaalnimo iyo nabad ku noolaasho, ayna dhowraan Madaxda" ayuu yiri Madaxweyne Sh.
ββ
Wuxuu balaqaaday in dadaalada socda ay noqon doonaan kuwo guulaysta maalmaha soo socda, lana sii dayn doono markabka, isagoo intaas ku daray in Somalia iyo Sucuudiga uu ka dhexeeyo xiriir walaalnimo iyo mid iskaashi.
ββ
Sidoo kale, waxaanu diyaar u nahay in tabashooyinka siyaasadeed la isaga qanciyo si wanaag iyo walaalnimo leh.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
W Β· WA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
