Tusaale Dheeraad ah3
“
Cali Xoor-xoor, wuu beeniyey cabashooyinkaas ganacsatada, waxana uu sheegay in wax adeegga dekedda lagu kordhiyey aanay jirin, xooggana ay saareen sidii badeecadda Berbera ka soo degtaa aanay suuqyada kaga qaalisanaan badeecadaha meelaha kale ka yimaadda.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rar, m.l
Xarafka
X · XO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
