U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aaye

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AA4 xar
La Mid Ahaayo2Magac Dheddig
1

Afo waxa ay u tahay carruurta ninkeedu ka dhalay naag kale.

2

Haweeney qof abtigii ama adeerkii qabo.

3

Qof waxa ay u tahay hooyadiis walaasheed; habaryar.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ma Is Kaafiyayaan, Muuse Aaye Kontonkeena wasiir iyo kooxda baarlamaanka, Odayaal kursi fuulay, oo ninba kiish u samaystay, Iyo kaashka naaliyadeenu ma iskaafiyayaan.

”
“

Waxa kale oo iyaguna halkaa ka tiriyey gabayo ay ku muujinayaan sidii loo heli lahaa xuquuq iyo xaq-soor siman Jaamac Gaashaancadde iyo Muuse Aaye oo labaduba ka mid ah suugaanyahanada reer Somaliland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aaye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan