U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abbaaran1

Fal Magu (1)
Naxwe-rmay, -rantay; -rmi
Xaraf ASubg AB8 xar
1

Ku a.: wax waqti go'an meel ku aaddan noqosho.

2

Ku a.: wax meel ku aaddan noqosho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Haddii Alle yidhaa qormada saddexaad waxan ku eegi doonaa arrinta ciwaanka maqaalku ku abbaaran yahay: shir ka dhacay Djibouti isla wakhtiga xarakada diyaaraddu socday.

”
“

Isbahaysiga ASAD wuxuu aaminsan yahay in xukuumaddu waddo Abbaaran cabbudhinta xorriyatul qawlka iyo cabiridda rayiga, Digaynaa dagaal baa la wadaa iyo waa la inagu soo duulayaa hadaaqayso inay keeni karto sii kala fogayn iyo isku dhacyo dhexdeeda ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-rmay, -rantay; -rmi

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abbaaran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan