Tusaale Dheeraad ah3
“
Maqaaladahani ma aha talooyin iyo waano mutuxan oo toos u tilmaamaya sida ‘gob’ iyo ‘waddani’ lagu noqdo, ee waa casharro waaya-aragnimo oo Rashiid nolosha iyo dhacdooyin soo maray ka soo guurinayo.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
W · WA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
