U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abuuran1

Fal Magu (1)
Naxwe-rmay, -rantay; -rmi
Xaraf ASubg AB7 xar
1

Wax la abuuray noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Guddiga Caddaaladu waxay go’aankooda sare ku sheegeen in ay tixgalinayeen cabashooyin ka soo yeedhay dhinaca dadweynaha taasi oo khilaafsan dabeecada garsoorka, oo u abuuran in mar walba dhinaca garta laga helay in uu cawdo.

”
“

Bariise, wuxuu sheegay in lacagtan ay gubayaan, si ay ugu muujiyaan kooxaha kasoo horjeeda inay fashiliyeen isku daygoodii ahaa inay qalalaase ka abuuran gudaha dalka Somalia.

”
“

Lama yaabin, waayo gudaha qofka Soomaaliga ah waxa si aan dareen lahayn ugu abuuran in ku hadalka iyo wax ku qorka afafka qalaad ay ku jirto sarayn iyo sareedo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-rmay, -rantay; -rmi

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abuuran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan