U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raalli

Magac Lab
Xaraf RSubg RA6 xar
1

R. ah: qof faraxsan oo aan waxba tebeyn.

2

R. ah: qof aan arrin diid-daneyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Innagoo tusaale ka mid ah sidii uu Rasuulka (scw) u jeclaa Zeyd, ayaan waxaan bal isku dayaynaa inaan dhagaysanno sheeko ay arrintan nooga hayso hooyadeen Caa’isha Allaha ka raalli noqdee.

”
“

Haddii ay u ekaadaan magacyo dad run ah waa isku dhac aan loola kicin ee raalli ha laga ahaado.

”
“

Ciddiba kulamay socon ee raalli noqo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raalli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan