U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suuq

Magac Lab
Naxwe-qyo, m.dh
Xaraf SSubg SU4 xar
1

Meel si joogto ah la isugu yimaad oo alaabta iyo waxyaalaha ganacsiga ah lagu kala beddesho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cismaan Qaaysin Qodax, ayaa shalay xadhigga ka jaray xuran suuq casri ah oo ay shirkadd..

”
β€œ

Allaha u naxariisto Saciid Fiidow waxaa Kooxaha Hubeysan ay ku dileen afaafka hore Masaajid ku yaal xaafada Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid, xilli marxuumka uu ku howlanaa biyo qeybin dadka jameecada Masaajidka ay ku afurayeen.

”
β€œ

Ganat: Markaa ma suuq madow bay ku bixiyeen lacagtaa?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qyo, m.dh

Xarafka

S Β· SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suuq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan