1
Sabab lagu caddeynayo wax dhacay; cudurdaar.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Shariif uu dhawaan sheegay inaysan jirin marmarsiinyo ay Al-shabaab dagaalada kusii wado maadaama ay Ethiopia baxday.
ββ
Sidaad darteed, si Itoobiyaanku aanay u helin sabab, amaba marmarsiinyo, ay ugu sii negaadaan wadankeena, waa in kooxaha Soomaaliyeed ee is hayaa dhexehooda heshiiyaan, dabadeedna isla heshiiyaan.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
