Tusaale Dheeraad ah3
β
Midda xigta, Farmaajo iyo golihiisa Wasiirada iyo Sheekh Shariif waa akhyaar wax soo bartay oo adduunka la socda oo saxda iyo qaladka u kala jeeda.
ββ
Qaybta saddexaad: Akhyaar saddex ah oo Rashiid xilliyo kala duwan la kulmay, bartay, oo la dhaqmay waxay kala ahaayeen Yuusuf Xaaji Aadan, Xaaji Aadan Axmed (Afqallooc) iyo Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin Gadhle).
ββ
Furitaankii xafladdaas waxa ka soo qaybgalay Akhyaar badan oo indho-buurbuuran, iyo weriyeyaasha tuulooyinka uga soo warrama.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
A Β· AK
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
