U gudub nuxurka bogga
SABAAD

miis1

Magac Lab
Xaraf MSubg MI4 xar
1

1.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii soomaalida oo dhan miis la isugu keeno, oo afar iyo labaatan saacadood muran la wado, erey kasta iyo fikrad waliba waxay ka soo baxayaan qaacidadaas kor ku xusan oo keliya.

”
“

"Waxaan aad ugu farxi lahaa inaan arko ciidamada shisheeye oo dalka isaga baxay, Soomaaliduna ay wadahadlayso, iyadoo aan lagu dhex jirin oo miis qura ku wada sugan" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys.

”
“

Axmed oo hadal ka jeediyay xaflad lagu qabtay Villa Somalia ayaa sheegay in DF ay ugu baaqayso nabad iyo wadahadal kooxaha kasoo horjeeda, isagoo sheegay inay diyaar u yihiin inay miis la fariistaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
miis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan