U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhuxul

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHU6 xar
2

Wax madow oo la shito oo dhulka laga qodo oo ka samaysan dhir malaayiin sano ka hor aasantay oo baariga dhulka iyo kulayl badani isugu darmeen.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Khayraadka: Khayraadka dabiicia ah ee dalka waxa kamid ah macdanaha dhuxul dhagaxda, gaaska dabiiciga ah(natural gas), sulfur, copper, qalin, lead, iyo cusbada.

”
“

Dhinaca kale Maxkamada ayaa sidoo kale lasoo hortaagay Shan nin oo jarayey dhir ay dhuxul ka shidayeen, iyadoo la keenay marqaatiyaal ku cadeeyay dambiilayaashaan danbigii lagu soo eedeeyay.

”
“

Waxa kale oo ka mid ah macdanaha uu qorshuhu yahay in la soo saaro dhuxul dhagaxda, oo Somaliland aad ugu buuxa laguna qiyaasay inuu dhulka Somaliland ku jiro ilaa 5 malyuun oo tan iyo noocyo kale oo ka mid dhagxaanta iyo macdanaha Zercon iyo Titanium.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhuxul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan