U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sariir

Magac Dheddig
Naxwe-ro, m.l
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Saabaanka guriga mid ka mid ah oo lagu korseexdo inta joodari iyo barkimooyin la saaro.

2

Salka weelka.

3

Saliid.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ilmaha maanta dhashaa bari ma socon karo,hawl kastana dhibaataa laga maraa oo sahal iyo adoo sariir jiifa waxaad rabtid ma heshid, Soomaaliduna waxay ku maahmaahdaa (xusulo laaban xoolo kuma yimadaan) meyd waxaa u danbeeyey kaas la sii sido.

”
β€œ

MSF ayaa waxay sheegtay in 270-qof ay ku sameyen shaqalaheda ka howlgala Isbitaalka Dayniile qaliino kala duwan, iyadoo isbitaalka ay yallaan 35-sariir oo dhaawacyada la seexiyo.

”
β€œ

Markii aan albaabka waadhka soo galayba waxan indha la helay dad badan oo sariir ku dul buuqsan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ro, m.l

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sariir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan