U gudub nuxurka bogga
SABAAD

alan1

Magac Lab
Naxwealmo/-nno, m.dh
Xaraf ASubg AL4 xar
1

Xubnaha geedka qasabka middood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kulamadii uu la qaatay Ra'iisul wasaaraha dalka Britain Golden Brown, Wasiirka Arimaha dibada Devid Melliband iyo Wasiirka Arrimaha gudaha Alan Johnson ayuu ku sheegay inay ahaayeen kuwo ay isku afgarteen, ayna ku faraxsan yihiin.

”
“

Weeraryahankan 21 jirka ah ayaa isla shalay u duulay kooxda Newcastle si uu maro baadhitaanka caafimaad ee kooxda isla markaana buuxin doona booskii uu ka fadhiistay weeraryahan Alan Shearer.

”
“

Ciyaaryahananada Gary Speed, iyo Comano Tresor Lua-Lua, ayaa dhaliyay ayaa kala dhaliyay labada gool ee hore, kahor intii aanu Alan Shearer ku darin goolka saddexaad oo buuxiyay goolkiisii 200 ee uu ka dhaliyo tartamada kooxaha Premiership-ka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

almo/-nno, m.dh

Xarafka

A · AL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
alan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD