U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barax1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA5 xar
1

B. ah: caano biyo ka yar lagu daray.

2

Bardooddanka ay sameeyaan xooluhu.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mashruuca qaraarkan ayaa dowladda Itoobiya ugu baaqaya in, iyadoo kaashaneysa Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay, ay soo gudbiso jadwal barax-tiran oo ay ciidamadeeda si masuuliyadi ku dheehan tahay uga saareyso dalka Soomaaliya.

”
“

Alle kor ahaaye wuxuu yiri: ‘Laakiinse kuma jiro soonka, maxaa yeelay waa cibaado ii barax tiran oo loo falaa dartey ( macnaha waa ma laha xad abaal gudka iyo ajarka soonka) Aniga, Keliya, baa ka abaal gudi doona.

”
“

Diinta Islaamka kuma xirna aadamiga khaldamaya oo waa saafi, barax-tiran oo tusaaleysa sida Eebbe rabo inaan ugu dhaqanno dhulka dushiisa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan