U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cibaado

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CI7 xar
1

Camal wanaagsan oo loo sameeyo in Ilaah loogu dhawaado.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ugu dambayntii wuxuu markizka Darul Hijra idiku bogaadinayaa munaasabadda ciidda isagoo idin leh ciidda ciiddeeda ku gaara nabad, barwaaqo, caafimaad iyo cibaado suubban, "kullu caamin wa antum bikhayr".

”
β€œ

Be-huko, wuxuu wax lala yaabo ku tilmaamay in bisha Ramadaan oo bil cibaado ah weeraro la qaado, isagoo ku booriyay mucaaradka DF inay cadeystaan mucaaradnimadooda, ayna xabada joojiyaan.

”
β€œ

Wuxuu si daran uga soo horjeeday waxay carabtu ku sugnaayeen oo ah cibaado qaldan, iyo caqiido aan waxna ka jirin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C Β· CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cibaado - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan