Tusaale Dheeraad ah3
“
Annaga oo mahad-naq u soo jeedinayna shacbi-weynaha reer Hargeysa oo aanaan wax eed ah ka sheeganaynin walaalahayaga reer Somaliland ee kale, waxaan u soo jeedinaynaa in laga tashado wixii inoo dan ah iyo wixii aan horumar ku gaadhi lahayn.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
E · EE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
