Tusaale Dheeraad ah3
“
. shuruudaha ansax ka dhigaya in la soomo oo kala ah; waa inuu qofka caqligiisu fayow yahay ama uu wax kala garanayo.
”“
Xildhibaan Mowliid Macaani Max'ud oo taageersan Madaxweynaha ayaa isaguna yiri: "In laga hadlo heshiiska waa mid aan meesha ku jirin, waa in marka hore laga hadlo sababta keentay khilaafka la xaliyay, anigu waxaan qabaa in heshiiskaas uusan ansax ahayn".
”“
Kulankaasi oo uu shirgudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh aadaN madoobe ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadu ansax tahay islamarkaana uusan madaxweynuhu awood u lahayn inuu xilka ka qaado Ra'iisulwasaaraha islamarkaana uu kala diro xukuumada.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
A · AN
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
