U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aqoondarro

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AQ10 xar
La Mid AhaqoondarnaanMagac Dheddig
1

Xaaladda qof aan cilmi barani ku suganyahay.

2

Xaaladda uu ku suganyahay qof aan wax qori karin waxna akhriyi karin; jaahilnimo; aqoon la'ahaansho.

3

aqoondaran.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay la ildaranyihiin aqoondarro, mana yaqaannaan waxa u daran iyo waxa u danta ah.

”
“

Hayeeshee, waxa uu Ibraahin ka dhawaajiyey waa xasiloonidarro ay keentay qoraalka oo aan laga midaysnayn, iyo gefef la sameeyo oo ay aqoondarro keento.

”
“

Fudayd iyo aqoondarro ayaa wax walba weydaarinayey.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AQ

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aqoondarro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD