U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fudayd

Magac Lab
Xaraf FSubg FU6 xar
1

Culaysyaraanta wax leeyihiin.

2

Dabci wax ka fiirsasho la'aaneed oo qof ku sifoobo. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fudayd iyo aqoondarro ayaa wax walba weydaarinayey.

”
“

Madax-tooyada iyo kursiga ma-dhaafaanka ah; nuxurka iyo dhadhankaa ka luma haddii ay wax walba ka jawaabto, ama arrimaha si fudayd ku jiro u gasho.

”
“

Tan kale; Hogaamiyayaasha ururkaas waxay ka caado dhigteen munaafaqnimo, waa hubaal inaga iyo labada Xassan waxwayn oo inoo dhaxeeya ma jirto, oo aan ka ahayn in anaga ina hayso fudayd dhalinyarnimo iyagana yahiin odayaal.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fudayd - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan