U gudub nuxurka bogga
SABAAD

argaggax1

Magac Lab
Xaraf ASubg AR8 xar
1

Naxdin iyo cabsi weyn o qofka degganaanta ka lumisa. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ammakaak iyo Argaggax waxaan dhulka ula dhici gaaray, markii aan tagay meel barxad ah, oo ay ka baxday dhir qodaxyo badan.

”
“

Dariiqa kale ee uu Zarqaawi qaaday kaas oo adduunweynaha oo dhan argaggax geliyay wuxuu ahaa dadka ajnabiga ah oo inta la qafaasho madaxa laga wada guro.

”
“

Se Roge wuxuu ku hawlgalaa xeer cusub oo argaggax leh oo u baahan in la barto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
argaggax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan