U gudub nuxurka bogga
SABAAD

axsaab

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AX6 xar
1

.w

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaalkii Axsaab oo ahaa duullaan ay soo qaadeen huwan ka kooban gaaladii xaqa diidanayd.

”
“

Haddii aynu eegno taariikh nololeedka saddexda musharax ee ugu waaweyn doorashada ka dhacday Faransiiska, waxa aynu arkaynaa in ay Afkaartoodu aad u kala duwan tahay, iyaga oo ka soo jeedda Axsaab kala duwan, Siyaasadahooduna ay iska soo horjeedaan.

”
“

'Xisbiyo hala sameeyo': W. Dastuurka DF Wasiirka dastuurka iyo Federalka DF Madobe Nunow Max'ed oo saxaafada kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in la sameynayo axsaab looga gudbiyo nidaamka KMG ah ee ay dowladu ku shaqeyso.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AX

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
axsaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan