U gudub nuxurka bogga
SABAAD

matoor

Magac Lab
Naxwe-ro, m.dhFiisigis
Xaraf MSubg MA6 xar
1

ld motoor. matoor danabeed m.l (fiis.) Makiinad tamar danabka u beddesha tamar makaanikaad. Makiinadaha noocani waa nadiif

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Maxamed Yuusuf Xasan oo sidoo kale inay jirto baahi weyn oo dhanka shidaalka,bareelayaasha,sariiraha,joodarayaasha bacaha leh ee lagu daboolo joodariyaasha,Olyo Matoor.

”
β€œ

Diyaaraddan oo ahayd nooca dhulka laga hago ayaa waxaa ku rakibnaa qalab ay ka mid yihiin matoor yar, kaamarooyin iyo Computerro, waxaana gaaray goobta la dhigay diyaaradda qaar ka mid ah mas'uuliyiinta Degmada Marka.

”
β€œ

J: Matoor weyn oo kuwa biyaha soo riixa ah oo yaalay Geed-deeble, ayaa caddilmay, waana la dhameeyay oo waxa laga shaqaynayay laba habeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ro, m.dh

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
matoor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan