U gudub nuxurka bogga
SABAAD

boqollaal

Magac Lab
Xaraf BSubg BO9 xar
1

.t Tiro ka kooban dhawr boqol.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ma cadda waxa uu Mareykanku ka qaban karo biyo ay baaxaddoodu kor u dhaafeyso shan milyan oo km, oo ay ka qowleystaan boqollaal burcad-badeed ah.

”
“

Boqollaal ciidamo Soomaali ah ayaa saakay markuu waagu dilaacay buuxiyay gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha, halkaasoo shalay ka dhaceen hareerihiisa iyo gudihiisa dagaallo u dhexeeyay kooxaha DF ka horjeeda iyo ciidamada Dowladda oo kaashanaya kuwa Itoobiya.

”
“

Si miyir-qab ah oo deggan haddii baaqaas hoos loogu sii fiirsado, waxaa la garan karaa in mushkiladda maanta ummaddeenna haysata aan lagu xallin karayn dhaqan awoowayaasheen ku maamuli jireen noloshooda iyo danahooda boqollaal sano ka hor.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
boqollaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan