Tusaale Dheeraad ah3
β
Bishii Janaaayo 1986dii, waxaa wadanka Jabuuti ku kulmay Siyaad Baare iyo Mengistu iyaga oo ku heshiiyay in la joojiyo colaada labada wadan u dhaxeysa. 23dii Maajo 1986dii, Madaxweynihii Soomaliya waxaa uu galay shil gaari.
ββ
Mr Langdon waxaa ku socda baaritaan xagga anshaxa ah oo lagu eedaynayo in uu handadey labo dembi baare.
ββ
Su'aashaas ayaan waydiiyey Frankie Martin, oo ah qoraa ka faallooda siyaasadda Soomaaliya, baare-sarena ka ah Xarunta Ibn-Khaldun ee Jaamacadda American University ee magaaladan Washington.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rayaal m.l/dh
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
