U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dembi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf DSubg DE5 xar
1

Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan.

2

Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

So., iyadoo cidii kharashka-asi bixin weysa muddo hal bil oo xabsi ah loogu bedeli doono, halka sidoo kalena uu sheegay in qofkii dembi lagu soo qabto loo gudbin doono dembi barista.

”
“

Dadka ehelka ah ee wada dhashay wax dembi ah oo ay leeyihiin ma jiro, taasna xukuumadda ayaa eedeeda qaadanaysa.

”
“

Bulshadu intaa wey isbedeleysaa, wixii dembi ahina wuxuu isla bedelaa waqtiga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dembi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan