U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baari1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Culays, culaab. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii waalidkaa aad dhibto, ogow kuwa aad dhashay ayaa ku dhibaaya, haddii aad baari u noqotona kuwa aad dhashay ayaa baari kuu noqonaaya.

”
“

Muxaadaradii oo aan soo koobayna waa tan: Waajibka inaga saaran waalidka iyo u baari noqoshadiisa waxaa amray ilaahay subxaanu watacaalaa.

”
“

Al-azhari wuxuu kaloo sheegay in ay ka war qabeen ragaan ilaa Magaalada Muqdisho balse ma uusan cadeynin halka ay ku socdeen iyo wax uu qorshahooda ahaa wuxuuna ku gaabsaday in la baari doono.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baari - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan