1
Qof badeeco gadiddeeda ama iibsashadeeda hawshiisu tahay; ganacsade.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Laakiin ta igu kaliftay in aan maqaalkan ka diyaariyo waa arrimo la caadaystay oo isa soo tarayay ilaa muddaba taasoo u malaynayo in ay wax u dhimayso hakinaysana xawaarihii iyo isku dheelitirnaai heerkeena baayacmushtari.
ββ
Magacaan waxaa bixiyay Masaaridii hore oo dhulka Soomaaliyeed u soo baayacmushtari jirtay kuwas oo ka tirsanaan jiray Faraacintii Masar maamuli jirtay dhalashadii Nabi Ciise ka hor "NNK".
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
