U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xiiq1

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XI4 xar
1

Neef xoog leh oo nafleyda qabata kolka in badan la ordo; xuurto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Akhyaartayada dhegaha yuub-yuubanow bal aynu u yara xiiq tirano warka anaga oo iminkana idinku dal-dali doono tix Ama oday mir-qaan sare la tegay, ood ruux il-darran moodo.

”
“

Akhyaartayada dhegaha yuub-yuubanow bal aynu u yara xiiq tirano warka anaga oo iminkana idinku dal-dali doono tix gabay ah: Sidii habar Ibtilo luudaysa oo aad, naag sodoh ah moodo.

”
“

Xannuunka maskaxdu wuxuu isku rogaa markuu muddo hayo qofka isaga oo aan dareemin wuxuu sameeyaa xannuuno kale oo uu qofku dareemo sida dhabar-xannuun, madax-xannuun, xiiq iyo Gastorida loo yaqaan Alsarka (Icer).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xiiq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan