U gudub nuxurka bogga
SABAAD

balli

Magac Lab
Naxweballi /-iyo, m.dh
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Biyo fariisin dabiici ah, yara godan oo roobku biyeeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka ku dhaqan Deegaannada Yaaq-biri-weyne iyo Balli-doogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa saameyn ku yeeshay dagaalkan, waxaana jira dad badan oo guryahoodii ka barakacay kadib markii ay ka baqeen in uu dagaalka khasaare ka soo gaaro.

”
“

Cajaladii xusuusta ayaa dib isu duubtay oo il-bidhiqsiyo kadibba, waxa aan joogay xaruntii ururka SNM ee Almis (Balli-gubadle).

”
“

Intaa kadibna, wuxuu Ibraahim faray Askartii in wixii baabuur ah ee ay arkaan ay joojiyaan, waxaanu u sheegay in aanu xagga Balli-cabbane u dhaafayno.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

balli /-iyo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
balli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan